Dowlada Somalia oo sheegtay ineysan aqbaleyn dibed-bax khal khal gelinaya amniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mohamed Abdirizak Mohamud. ayaa golaha amaanka ee QM kaga warbixiyay taariikhdii dheereyd ee ay soo mareen arrimaha Doorashooyinka, laga soo bilaabo 2017 in Siyaasadda Dowladda Federaalku aheyd in Soomaaliya laga qabto doorasho qof iyo cod ah, si dadka Soomaaliyeed fursad ugu helaan inay doortaan madaxdooda. Waxaa uu ka haday shirarkii farsamo … Continue reading Dowlada Somalia oo sheegtay ineysan aqbaleyn dibed-bax khal khal gelinaya amniga